Gacayte Hotel
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KORMEERAY XAALADDA AMNIGA MAGAALADA BOSASO
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16 October 2017 gelinkii danbe kormeeray magaaladsa Boosaaso ee casimada ganacsiga Puntland, kormeerkaas oo uu ugu kuur gelayey xaaladda guud...
gacayte hotel bosaso dib habayn lagu samayey sanadka cusub
gacayte hotel bosaso waa hotel ugu wayn puntland gaar bosaso wuxuna ku yaalla xeebta bosaso. waxan ha helaysa wax kasta oo aad u baahadto sida jiif raaxo leh ...
Suldaan Cusub Oo Lagu Caleema saaray Boosaso (Sawirro)
Beelaha direed oo kamida Beelaha Soomaaliyeed ee Daga Gobolka Bari ayaa maanta Magaalada Bosaso gaar ahaan Hotelka Gacayte ku Qabtay Munaasabad lagu Caleema saarayay Suldaanka Beelaha Direed ee Gobolka Bari . Waxaana Munaasabadan kasoo...
MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO SHACABKIISA KULAN QAXWAYN AH KULA QAATAY QAYBO KAMID AH HOTELLADA BOOSAASO
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 29-Jan-2016 socod dheer oo lug ah kusoo maray qaybo kamid ah shaaracyada waaweyn ee magaalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland. Madaxweynaha ayaa sood dheer kadib...
Odoyaasha Dhaqanka oo Bayaan adag ka soo saaray Isdamarinta ay sheegeen in ay ka dhacay Xulida Xubnaha Gollaha Degaanka Bosaso
Bosaso(pp)Nabadoonada iyo odoyaasha Degmadda Bosaso ayaa bayaan adag ka soo saaray isdabamarin lagu sameeyay xulista gollaha degaanka ee degmada bosaso, waxayna ku eedeeyeen Guddiga xulida xubnaha gollaha degaanka, inay ku xadgudbeen sharciga L7 ee...
Wasiir ku xigeen katirsan DFS oo Bosaso lagu soodhaweeyay
Bosaso(pp)Waxaa maanta Soo garay Magaaladda Bosaso ee Xarunta Ganacsga Puntland Wasiirku xigeenka Wasarada Maaliyada Dawlada Federalka Soomaliya ahna Xildhiban ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya Mudane Maxmud Xayir Ibraahim ,Waxaana Ku Soo Dhoweyey Magaalada Bosaso Maamulka...
Gudoomiyaha cusub ee gobalka Bari oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay
Waxaa maanta xilka si rasmi ah ula wareegay gudoomiyaha cusub ee gobalka Bari Yuusuf Maxamad Waceys(Dhedo), kadib xaflad xilwareejin ah oo maanta ka dhacday magaalada Bosaso. Advertisement Yusuf Maxamad Waceys ayaa xilka kala wareegay...
Madaxweyne Gaas oo daah furay xafiiska qunsuliyadda Yemen ee Puntland: SAWIRRO
Waxaa maanta madaxweynaha xukuumadda Puntland Dr. C/weli Maxamad Cali Gaas uu daah furay xafiiska qunsuliyadda Yemen ee Puntland, kadib xaflad ka dhacday hotel Gacayte ee magaalada Bosaso. Waxaa ka soo qeyb galay munaasabadda safiirka...
Tahniyad Meher:- cali yuusuf maxamed iyo Marwo hibo maxamud cali karaad.
hambalyo hambalyo hambalyo waxaan halkaan hambalyo meher ah uga dirayaa lamaanaha iscalmaday oo kala ah hibo maxamud cali karaad iyo cali yuusuf maxamed oo meherkoodu ka dhacay magalada bosaso gaar ahaan hotel gacayte maanta...