Tahniyad Meher:- cali yuusuf maxamed iyo Marwo hibo maxamud cali karaad.
hambalyo hambalyo hambalyo waxaan halkaan hambalyo meher ah uga dirayaa lamaanaha iscalmaday oo kala ah hibo maxamud cali karaad iyo cali yuusuf maxamed oo meherkoodu ka dhacay magalada bosaso gaar ahaan hotel gacayte maanta...