Category: Last News

Wasiir ku xigeen katirsan DFS oo Bosaso lagu soodhaweeyay

Bosaso(pp)Waxaa maanta Soo garay Magaaladda Bosaso ee Xarunta Ganacsga Puntland Wasiirku xigeenka Wasarada Maaliyada Dawlada Federalka Soomaliya  ahna Xildhiban ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya Mudane Maxmud Xayir Ibraahim ,Waxaana Ku Soo Dhoweyey Magaalada Bosaso Maamulka...