gacayte hotel bosaso dib habayn lagu samayey sanadka cusub

gacayte   hotel  bosaso  waa  hotel ugu wayn  puntland gaar bosaso wuxuna ku yaalla     xeebta   bosaso.
waxan  ha helaysa wax kasta oo aad u baahadto sida    jiif  raaxo leh    jawi macan    oo indhaha u roon     
waxan   ugu  diyaar aha shaqalaha loo tabaray  sida macaamisha loo soo dhawayo  
  wxii faah faahin kala xirir  madax  hotel     mudane  c/naasir gacayte Tel:+252-90 7729191   ama info@gacaytepeak.com

halkaan ka    fiiriso   sawirad  gacayte hotel

 

 

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *