Hotel Gacayte Bosaso oo Markale dib loo furay(Sawiro)

Hotel Gacayte Bosaso oo Markale dib loo furay(Sawiro)

Bosaso(PP)Munaasabad balaaran oo Lagu furaayay hotelka casriga ah ee Gacayte  oo dib uhabayn balaaran lagu sameeyay oo manta lagu qabtay  mid kamid ah hoolalka  Hotelka ee magaalda Bosaso ee xarunta gobalka Bari ,waxaana ka qaybgalay masuliyiin ka tirsa dowlada puntland oo uu kamid ahaa wasiirka wasaarada maaliyada dowlada puntland Dr. Shire xaaji faarax  , Xildhibaano, Maamulka Gobalka Bari, Qaarkamid ah Isimada Puntland kuwooda ugu magaca wayn, Odayaal  Dhaqmeed , Aqoonyahano, Ganacsato , Haween iyo Martisharaf Kale oo Aad ufarbadan.

 

IMG_9377

Nabadon  Cabdi Qaadir Axmed Ibraahim  “Xarago”oo ugu horeen munaasabada daah furay ayaa xaflada  ka soojeediyay hadalo ubadnaa soodhawayn ,sidookale  waxa uu ka warbixiyay Taariikhda hotelka Iyo qaybaha kalduwan ee uu ka koobanyahay

IMG_9386

Afhayeenka Isimada puntland Garaad Cabdulaahi cali Ciid , Uagss  Xasan Ugaas Yaasiin iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax  oo kamid ah Isimada puntland ,Kana mid ahaa waxgaradkii munaasabada ka hadlaya ayaa ayaa soodhaweeyay furitaanka hotelka Gacayte , waxaan ay sidoo kale Amaan  iyo ducoba ujeediyeen  ganacsade xaaji  Xuseen  cagayte oo ay sheegeen in  ka qaybqaatay xayaabo farabadan oo hormar u ah dalka

IMG_9476

Cabdirixmaan  Cabdulaahi ”Dayax”  Madaxa Suuqgeynta Shirkadda Golis  oo ku hadlay afka Ganacsatada ayaa tilmaamay in hotelkan uu kamid yahay macaamiisha shirkada Golis, laga helidoono adeegyada casriga ah ee shirkada  Bixiso, gaar Ahaa internet xawaaro Sare  leh oo 24- saac ah

Guudoomiyaha Gobalka Bari Cabdi Samad maxamed “Galan” Ayaa dhankiisa sheegay ka maamul ahaan in ay soodhawaynayaa hotelka casrig ah ,ayna  lashaqayn doonaan

IMG_9509

Wasiirka wasaarada maaliyada dowlada puntland Dr. Shire xaaji faarax  oo gabagabdii Munaasabda sooxiray  ayaa xusay in hotelka casriga ah uu uu daboolaayo  mid kamid ah  Caqabdo ay kala kulmijireen da’dka  Ajaaniibta ah ee soobooqanaayo  deegaanada puntland

Hotelka Gacayta  oo kamid ah hoteeladii ugu horeeyay ee bosaso oo dib u casriyayn lagu sameeyay ayaa waxauu  qayb ka noqonayaa   dhismihiisa  dhismayaasha   casriga ah  ee maalinba maalinta ka danbaysa ku soo badanaayo Magaalada Bosaso oo ah xarunta dhaqaalaha dowalada Puntland

IMG_9343 IMG_9349 IMG_9351 IMG_9352 IMG_9353 IMG_9363 IMG_9364 IMG_9365 IMG_9367 IMG_9373 IMG_9375 IMG_9377 IMG_9378 IMG_9382 IMG_9386 IMG_9394 IMG_9396 IMG_9397 IMG_9403 IMG_9404 IMG_9407 IMG_9408 IMG_9411 IMG_9412 IMG_9423 IMG_9428 IMG_9433 IMG_9435 IMG_9437 IMG_9461 IMG_9468 IMG_9476 IMG_9478 IMG_9497 IMG_9504 IMG_9509 IMG_9528 IMG_9532 IMG_9535 IMG_9539 IMG_9550 IMG_9600 IMG_9606 IMG_9609 IMG_9632 IMG_9655 IMG_9656 IMG_9657 IMG_9662 IMG_9663 IMG_9664 IMG_9665 IMG_9666 IMG_9668 IMG_9669 IMG_9670 640x426xDSC_1200.jpg.pagespeed.ic.JaRGZwcm8N 640x426xDSC_1207.jpg.pagespeed.ic.fcaHHD1zrb 640x426xDSC_1209.jpg.pagespeed.ic.OxRZ2C1MsG 640x426xDSC_1213.jpg.pagespeed.ic.h4Cw444a9_ 640x426xDSC_1215.jpg.pagespeed.ic.XgLnIFnaz1 640x426xDSC_1220.jpg.pagespeed.ic.eNE1Y5i-aS 640x426xDSC_1221.jpg.pagespeed.ic.nNusdLB9oy 640x426xDSC_1229.jpg.pagespeed.ic.hOtMIlJzM_ 640x426xDSC_1258.jpg.pagespeed.ic.3uJj1bEhmf 640x426xDSC_1280.jpg.pagespeed.ic.9Wtb-Q_3oS 640x426xDSC_1283.jpg.pagespeed.ic.HCwFeb8p8O 640x426xDSC_1285.jpg.pagespeed.ic.z7tPot074K 640x426xDSC_1351.jpg.pagespeed.ic.kI0yQj-P8n 640x426xDSC_1352.jpg.pagespeed.ic.lYX0ZxgdrM 640x426xDSC_1418.jpg.pagespeed.ic.G2YWL7NBQ9 640x426xDSC_1443.jpg.pagespeed.ic.cLDXYIpD4h 640x426xDSC_1445.jpg.pagespeed.ic.tdbs0iFWK2 640x426xDSC_1446.jpg.pagespeed.ic.Wkyj5EDudJ 640x426xDSC_1452.jpg.pagespeed.ic.xtNyHiiVlW 640x426xDSC_1456.jpg.pagespeed.ic.qjB4tSgmt4 640x426xDSC_1458.jpg.pagespeed.ic.wP2W2ZSG88 640x426xDSC_1461.jpg.pagespeed.ic.aIlJ3nuPxi

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *