Gacayte Hotel

Hotel Gacayte ee magaalada Bosaso oo dib loo furay

Magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta dib looga furay Hotel Gaceyte oo muddo dhisme ku socday ,waxaana Hoteelkaan kamid yahay kuwa ugu bilicda wanaagsan Puntland.Munaasabad ballaaran oo lagu furaayey Hotelka ayaa lagu...