Taarikhda

Gacayte Hotel WAA hotelka ugu wayn puntland   gaar ahaan magalada bosaso wan hotelkii ugu horay oo laga fur xeebta dhexdeeda

degaanada puntlad   waxa ka helaysaa wax kasta oo aad u baahadto sid jiif raaxo leh  ,cunto macaan   iyo shaqaale mar kasta kuu adeegayaha  aan kaa daalin mar kasta wax kale ka halaysa meel aad ku babaalato   oo la iaaliyey amaankeed ‘