Tahniyad Meher:- cali yuusuf maxamed iyo Marwo hibo maxamud cali karaad.

hambalyo hambalyo hambalyo waxaan halkaan hambalyo meher ah uga dirayaa lamaanaha iscalmaday oo kala ah hibo maxamud cali karaad iyo cali yuusuf maxamed oo meherkoodu ka dhacay magalada bosaso gaar ahaan hotel gacayte maanta oo jimcaa 1/05/2015 waxaan leenahy gurigiina guri khayr . haloo badiyo ducada lamanaha ubadkhayr qaba kala hela

waxaan ka soo qabgaaly dad aad u far badan   oo meel kala duwanka kala yimi

oo Meherkooda ka dhacay Magaalada bosaso Xarunta Gobolk bari  gaar ahaan hotel gacayte   Maalintii  ayTaariikhduna eheed  1/05/2015 Waxaana Ilaahey Loogu Baryayaa in Guurkooda uu Noqdo Rarkii Lagu nasto oo Lagu Nagaado.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *